silsiladee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-deeyay, -daysay)

Nafley silsilad ku xirid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh silsiladee

silsiladayn [m.f.dh]
eeg silsiladee.

silsilad [m.dh] (-do, m.l)
1. Xarig ka samaysan ilo ama garangarro bir ah ama wax kale oo middiiba mid ku gudajirto. 2. Taxane gabay ama maadees ama sheeko.

silsilad [m.dh] (-do, m.l)
(juqr.) Layn buuro is haysta, oo fig leh ama aan lahayn, buurahaas is haysta, meesha ugu sarraysa waa dhuubantahay; haddii jooggu uu gaabanyahay waxay silsilladdu ka kooban tahay gunburo is haysta halkii ay ka koobnaan lahayd buuro.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg