silsilid
(m.f.dh)eeg silsil².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh silsilid ↴
silsil [m.l]
1. Gilgilidda badar iwm oo la kala soocayo weel ballaaran gudihiisa lagu gilgilo. 2. Biyo yar oo badar lagu mayro.
silsil [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ilay, -ishay)
1. Badar biyo ku dhaqid. 2. Wax rabsho ku samayn.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg