simbiriirixo
(m.dh)

1. Kufidda lagu kufo meel siman oo qoyan. 2. Meel siman oo qoyan oo haddii lagu joogsado lagu kufo.

simbiriirixo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-xday, -xatay)

Cid meel siman oo qoyaan ah ku kufid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh simbiriirixo

simbiriirixasho [m.f.dh]
eeg simbiriirixo. ld simbiriirixad.

simbiriirixoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Meel simbiriirixo ah ku kufid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg