sinan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-nmay, -nmantay; -nmi)ld siman¹.
sinan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-nnaa, -nnayd)ld siman².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sinan ↴
siman [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-nmay, -mantay; -nmi)
1. Laba wax ama ka badan, xag derejo, dhalasho, dherer iwm iskaga mid ah noqosho. 2. Dul aan meelo kala sarreeya lahayn noqosho. 3. Ku s.: wax meel ku eg oo aan dhaafsiisnayn noqosho. ld sinan¹.
siman [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-mnaa, -mnayd)
1. Laba wax ama ka badan, xag darajo, dhalasho, dherer iwm iskaga mid ah ahaansho. 2. Dhul aan meelo kala sarreeya lahayn ahaansho. 3. Ku s.: wax meel ku eg oo aan dhaaf-siisanayn ahaansho. ld sinan².
sin [m.dh] (-imo, m.l)
Misig.
sin [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-imay, -intay; -imi)
1. Laba wax ama ka badan isla ekeysiin. 2. Saf iwm qallooc ka bi'in. 3. Caddaalad wax ku maamulid.4. Dhaawac qiimayn. 5. Ku s.: cid maqan wax u sii ilaalin. 6. U s.: hadal joojin.