sindadabyo
(m.dh)

Nooc ka mid ah tabaha legdanka oo qofka inta sinta la saaro la legdo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sindadabyo

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg