sindiiq
(m.l)

Qof diimo badan sheegta; gaal; kaafir.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sindiiq

sindiiqnimo [m.dh]
Sindiiq ahaansho.

sindi [m.l] (-iyo, m.dh)
Siyaakhad shunufyo leh, qalin ka samaysan, cududdaha la gashado oo waayihii hore dumarku qaadan jireen.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg