siniqso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)

ld siliqso.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh siniqso

siliqso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talag-galay, dhinac ku leh hal dhibic, dhinaca kalena lix dhibcood. ld siniqso.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg