sinjaar
(m.l)

1. Is-weheshadka iyo wada dhoofka gaadiidka badda. 2. S. ah: deris.

sinjaar
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)

1. Gaadiid badeed si ay isu weheshadaan hal mar wada dhoofid. 2. Deris si wanaagsan ula dhaqmid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sinjaar ↴

sinjaarid [m.f.dh]
eeg sinjaar².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg