sinjidhaan
(m.l) (-ammo/-nyo, m.dh)1. Qof aan lahayn wanaaggii lagu yiqiin dadkii uu ka dhashay. 2. Qof xun.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sinjidhaan ↴
sinjidhaannimo [m.dh]
Sinjidhaan ahaansho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg