sinnaan
(m.f.dh)ld simnaan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sinnaan ↴
agaasinnaan [m.f.dh]
eeg agaasiman. ld agaasinnaansho.
agaasinnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld agaasinnaan.
buur-sameyn [m.dh]
(jool.) Buur dhisid: isbeddel ku dhaca heerka sinnaanta qolofta dhullka, isbeddelkaas oo dhadhaabo kor loogu soo tuuro si ay u sameeyaan silsillado buuro laalaab ama dhul go'.
dhulgariir [m.l] (-rro, m.dh)
(jool.) Dhaqaaqa ama jaraynta oogada dhulka oo ku billaabata si dabiici ah, kana billaabata meel ka hooseysa oogada dhulka. Mararka qaarkood dhaqaaqaasi wuxuu u keenaa isbeddel waara heerka sinnaanta dhulka.
hoosinnaan [m.f.dh]
eeg hoosiman. ld hoosinnaansho.
hoosinnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld hoosinnaan.
mase [m.l]
1. ld mise 1. Laba wax ama ka badan oo isku mid ah ama isu dhigma. 2. Sinnaan.
sinnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld simnaan.