sino
(m.dh)

Isu galmood ay isu galmoodaan nin iyo naag aan meher isu hayn; macsi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sino

macsi [m.dh] (-iyo, m.l)
(dii.) Isu galmoodka nin iyo naag aan meher u dhexeyn; sino.

sinayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Ka s.: sino samayn.

si [m.dh] (-iyaabo/-iyaalo, m.l)
1. Sah lagu suganyahay ama la yahay. 2. Hab; han-naan. 3. Tilmaan ama tayo wax leeyihiin. ld sida, sidaan, sidaas, sidii, sikasta, siwalba.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg