siq
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-qay, -qday)Iyadoo la fadhiyo in yar meel ka durkid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh siq ↴
ufoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
1. Ka siqasho; ka yaqyaqsasho. 2. Ka u.: wax ka tanaasulid ama ka fogaansho.
bisiq [m.l]
ld dhisiq.
dhisiq [m.dh] (-qyo, m.dh)
Geed weyn, sal balaran, caleemo yaryar, qori adag, har yar leh oo kooraha, fandhaalada iwm laga qoro. ld bisiq, dhosoq.
faasiq [m.l] (-qiin/-qyo, m.dh)
Qof fisqi badan sameeya. ld faasuq.
faasiqnimo [m.dh]
Faasiq ahaansho. ld faa- suqnimo.
fisiq [m.l]
ld fisqi.
irsiq [m.l]
ld irsaaq¹.
muusiqa [m.dh]
ld muusika.
ribo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-btay, -batay)
Nafley salka ku siqid.
risiq [m.l]
ld risqi.
s [m.dh]
(sa') Xarafka siddeed iyo tobnaad ee
alifka soomaaliga, waana shibbane.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg