siqiir
(m.l)ld saqiir¹.
siqiir
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)ld saqiir².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh siqiir ↴
saqiir [m.l] (-rro, m.dh)
Ilmo yar. ld siqiir¹.
saqiir [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Ilmo yaraan ku dhimasho. ld siqiir².
saqiirid [m.f.dh]
eeg saqiir². ld siqiirid.
saqiirnimo [m.dh]
Saqiir ahaansho. ld siqiir-nimo.
saqiirsuujis [m.l]
1. S. ah: Qof dumar ah oo ilmo yar si xun u xannaanaysa. 2. ld siqiirsuujin.
siqiirid [m.f.dh]
eeg saqiirid.
siqiirnimo [m.dh]
ld saqiirnimo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg