sirgax
(m.l)1. Qallooc. 2. S. ah: qof dabeecad qallafsan; gurrac.
sirgax
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-xay, -xday)Wax qalloocin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sirgax ↴
sirgacamid [m.dh]
ld sirgaxmid.
sirgacan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cmay, -cantay; -cmi)
ld sirgaxan¹.
sirgacnaan [m.dh]
ld sirgaxnaan.
sirgacnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld sirgaxnaan.
sirgaxan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xmay, -xntay; -xmi)
Wax qalloocmay noqosho. ld sirgacan¹.
sirgaxan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-xnaa, -xnayd)
Wax qalloocan ahaansho. ld sirgacan².
sirgaxid [m.f.dh]
eeg sirgax². ld sirgixid.
sirgaxmid [m.f.dh]
eeg sirgaxan¹. ld sirga-camid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg