sirir
(m.dh)

Nafley la ceejiyey wareerka iyo xanuunka ka gaara ee ay la indhacaddayso.

sirir
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)

1. Nafley suuxid. 2. Nafley ceegsamid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sirir

siriri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Cid suuxin. 2. Cid ceejin.

siririd [m.f.dh]
eeg sirir².

siririn [m.f.dh]
eeg siriri. ld siriris.

siriris [m.l]
ld siririn.

sirirsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax la siririyey ahaansho.

sirirsanaan [m.f.dh]
eeg sirirsan. ld sirirsanaansho.

sirirsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld sirirsanaan.

sir [m.dh]
(asraar, m.dh) 1. Wax qarsoodi ah oo aan dadku wada ogayn. 2. Dhagar; khayaamo.

sir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Cid khiyaamayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg