sitaac
(m.l) (-cyo, m.dh)Suun dun la qurxiyey oo bul leh ka samaysan oo fardaha qoorta loo geliyo.
sitaac
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-cay, -cday)ld sitaaci.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sitaac ↴
sintaacsasho [m.dh]
ld sitaacsasho.
sintaacso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
ld sitaacso.
sitaaci [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Faras sitaac u yeelid. ld sitaac².
sitaacid [m.f.dh]
ld sitaacin.
sitaacin [m.f.dh]
eeg sitaaci. ld sitaacid.
sitaacsasho [m.f.dh]
eeg sitaacso. ld sintaacsasho.
sitaacso [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-saday, -satay)
1. (f.g) Faras sitaac ku xirasho. 2. (f.g) Wax qurxin; wax xardhid. 3. (f.mg) Derbi, kursi iwm ku tiirsasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg