sixid
(m.dh)ld saxid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sixid ↴
abasixid [m.dh]
eeg abasax².
ansixid [m.f.dh]
eeg ansax². ld ansax¹ (2).
fasixid [m.f.dh]
eeg fasax². ld fasaxid.
fiiri [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-iyay, -isay)
1.(f.g) Wax eegid. 2. (f.g) Wax ka fekerid. 3. (f.mg) Isu f.: waxyaabo isbarbardhigid. 4. (f.mg) Ka f.: wax, wax kale ka ilaalin. 5. (f.mg) Ka f.: cid wax ka sixid. 6. (f.mg) Ku f.: wax, wax kale ku tijaabin. 7. (f.mg) U f.: cid wax u raadin.
masixid [m.f.dh]
eeg masax². ld masax¹.
saxid [m.f.dh]
eeg sax². ld saxniin, sixid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg