sixran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax la sixray ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sixran

raadqaadan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-dnaa, -dnayd)
Wax sixran ahaansho.

falan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-lmay, -lantay; -lmi)
1. Wax sixran noqosho. 2. Beer wax la falay noqosho. 3. Dhul wax la banneeyey noqosho.

sixranaan [m.f.dh]
eeg sixran. ld sixranaan-sho.

sixranaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld sixranaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg