sixrid
(m.f.dh)

eeg sixir².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sixrid

raadgur [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Wax maqan meesha uu maray doonid. 2. Tuug si uu u soo celiyo wixii uu qaaday sixrid.

tafaaful [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ulay, -ushay)
1. Cid sixrid; falid. 2. Saadaal xun la helid. ld tafaawul².

curraaf [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
Cid sixrid.

fal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-alay, -ashay)
1. Wax samayn. Tus. “Arrintan anigaa falay”. 2. Wax sixrid. 3. Beer qodid. Tus. “Beertii baan soo falay”. 4. Dhul bannayn. Tus. “Ciisaa dhabbe falay”. 5. Harag jilcin.

falaanfal [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-lay, -ashay)
Cid sixrid. ld falaanful².

geedaggoo [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-gooyay, -goysay)
1. Wax sixrid. 2. Laamo u jarid, si ay u daaqaan caleenta ku taal (xoolo.

indhasaab [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
1. Indhaha wax ku xirid si aan wax loo arag. 2. Dareenka aragtida cid ka sixrid.

qataar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Qori adag albaab hoos uga xirid. 2. Qof sixrid, iyadoo geed musmaar loogu taagayo.

taftaaf [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
1. Cudur nafley uu ku dhacay ku raagid. 2. Cid sixrid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg