siyaad
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-day, -dday)Wax xaddigooda kordhid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh siyaad ↴
buraddee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-deeyay, -deysay)
U b.: cid wax siyaada ah siin.
dheeraad [m.l]
Wax tiro ama qiyaas la isla ogyahay siyaado ku ah. ld dheeri¹.
dhegafarasow [m.l]
1. Maqalka dhegaha oo siyaado. 2. Sharqamo aan jirin oo la moodo in la maqday. 3. ld dhegafarasow¹.
kororsiimo [m.dh]
Waxa ku siyaada wax horay u jiray
siyaadi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax xaddigooda kordhin.
siyaadid [m.f.dh]
eeg siyaad.
siyaadin [m.f.dh]
eeg siyaadi. ld siyaadis.
siyaadis [m.l]
ld siyaadin.
siyaado [m.dh]
Inta ku kororta wax xaddi-gooda hore loo ogaa.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg