sol
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-olay, -oshay)1. Hilib iyadoo aan weel iyo biyo la isticmaalin dab ku bislayn. 2. Biyo ku harraad-belid. ld sal³.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sol ↴
kaabsol [m.l] (-llo, m.dh)
ld kaabsul. kaabsul
jabdhan [m.l] (-nno, m.dh)
Hilib solay ah oo googo'an.
naatariyam-koloraydh [m.dh] (-dhyo, m.dh)
(kiim.) (cusbada caadiga ah, NaCl). Adke cad oo laga helo biyaha badda iyo biyaha qaraar. Waxa kale oo laga helaa cusbo dhagax ah oo dabiici ahaan u tuuran meelo gaar ah. Waxa lagu isticmaalaa dhanaanaynta cuntada iyo dhawridda tayadeeda. Dhinaca warshadaha, waxa loo isticmaalaa walaxda cayriin ee laga sameeyo naatriyam kaarboonayt (habka Solfey), naatriyam haydarogsaydh (danabsoocid) iyo saabuunta. Naatriyam koloraydhu badanaaba kuma milanto alkohoolka.
qaansoley [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
ld qaansaley.
birsol [m.l]
1. Neef xoolo ah oo la gowracay. 2. ld birsolid.
birsol [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-olay, -oshay)
La gawracay ahaansho (neef xoolaad).
birsolid [m.f.dh]
eeg birsol². ld birsol¹.
boodsol [m.l]
(juqr.) Nooc carro oo astaan u ah gobollada leh cimilada cirif-hoosaad, oo ah ka ay ka baxaan inta badan dhirta dabiiciga ah ee caleen irbadleyda.
busteeki [m.l] (-yo, m.dh)
Hilib jiir ah, xalxalleefsan oo la shiilo ama la solo. ld buskeeti.
dhoolkaqosol [m.l]
Ilka caddayn; muusood.
s [m.dh]
(sa') Xarafka siddeed iyo tobnaad ee
alifka soomaaliga, waana shibbane.