soocan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-cmay, -cantay; -cmi)Wax la kala soocay noqosho.
soocan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-cnaa, -cnayd)Wax la kala soocay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh soocan ↴
gibil-biyood [m.l]
(jool.) Dhammaan biyaha dunida, kuwaas oo ka soocan oogada dhulka, iyo gibilk.
googgoos [m.l]
G. ah: harag lagu naqshadeeyay midibbo kala soocan. ld goosgoos (3).
kalasoocan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cmay, -cantay; -cmi)
Wax isku jaad ahaa oo la kalasaarey noqosho.
kalasoocan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-cnaa, -cnayd)
Wax la kalasaaray ama la kala gooyay ahaansho.
moqorka kalka wadnaha [Magac Lab | Noun Masculine]
(c.nafl) Moqor uu ku yaallo wadnuhu. Dhinaca lafdhabarleyda waa qayb ka mid ah qaaxada oo ka soocan moqorka kalka ubucda.
soocanti [m.dh]
Wax badan oo isku jira intooda fiican oo gaar loo saaro.
soocmid [m.f.dh]
eeg soocan¹.
soocnaan [m.f.dh]
eeg soocan². ld sooc-naansho.
sooc [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
S. ah: wax xul ah.
sooc [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-cay, -cday)
1. Wax intooda fiican la bixid. 2. Kala s.: wax isku jira noocyadooda kala saarid.