soocnaan
(m.f.dh)eeg soocan². ld sooc-naansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh soocnaan ↴
kalasoocnaan [m.f.dh]
eeg kalasoocan². ld kalasoocnaansho.
kalasoocnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld kalasoocnaan.
qayb [m.dh]
(nax.) Qaybaha hadalka: magac waagii hore aad loogu adeegsan jiray xagga kooxaynta ereyada, kala soocnaantooduna waxay ku salaysanayd xagga qaab naxweedyada iyo xagga micnahaba.
soocnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld soocnaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg