soodhe
(m.l)ld soode.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh soodhe ↴
qarsho [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Weel quraarad ka samaysan oo wax lagu shubto; dhalo. 2. Maaddo adke ah, jebi og, aan midab lahayn, ilays mootiye ah oo ka sameysan ciid iyo soodhe la isku dhalaaliyey. ld qarshad.
soode [m.l]
Biyo cusbo leh ama budo dharka, alaabta iwm lagu dhaqo. ld soodhe.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg