soog
(m.l)1. Duleedka meel la deggan yahay oo loo kor-tago. 2. S. ah: qof dhuuban oo xoog leh. 3. S. ah: xarig xooggan.
soog
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-gay, -gtay)Wax qotomin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh soog ↴
dhawaansooggal [m.l]
ld dhowaansooggal.
dhowaansooggal [m.l]
Qof meel uu ku cusub yahay jooga. ld dhawaansooggal.
soogaan [m.dh]
ld suugaan.
soogan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-gnaa, -gnayd)
1. Cid meel taagan oo aan dhaqdhaqaaqayn ahaansho. 2. Qof dhuuban oo xoog leh ahaansho.
soogid [m.f.dh]
eeg soog².
soognaan [m.f.dh]
eeg soogan. ld soognaan-sho.
soognaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld soognaan.
suugaan [m.dh]
1. Hadal tix ama tiraab ah oo murti hugan. 2. Laan aqoonta ka mid ah oo la barto; adab. 3. Naq; doog; cosob. ld soogaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg