soogid
(m.f.dh)

eeg soog².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh soogid

soog [m.l]
1. Duleedka meel la deggan yahay oo loo kor-tago. 2. S. ah: qof dhuuban oo xoog leh. 3. S. ah: xarig xooggan.

soog [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
Wax qotomin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg