soojeed
(m.l)1. Habeenka oo aan la seexan. 2. Habeen dhan oo allabari lagu soo jeedo. 3. (-dyo, m.dh) Aqallada iwm dhankooda suuqyada u jeeda. 4. Oogada dadka, dhanka wejiga iyo laabtu ku yaaliin.
soojeed
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-day, -dday)Habeen hurdo seegid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh soojeed ↴
hagaag [m.l] (-gyo, m.dh)
1. Oogada dadka inteeda hore; soojeed. 2. H. ah: toos; wanaag; sax. 3. ld hagaagid.
soojeedid [m.f.dh]
eeg soojeed².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg