sukul
(m.l)ld shukul¹.
sukul
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ulay, -ushay)ld shukul².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sukul ↴
dhay [m.dh]
1. Dh. ah: caano markaa la lisay oo aan weli suusacin. 2. Dh. ah: badar saafi ah oo sabuulkii laga sukulay. ld dhaay.
shukul [m.l] (-llo, m.dh)
Tumidda badar kal iyo mooye lagu tumo si isha looga bixiyo. ld sukul¹.
shukul [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ulay, -uùshay)
1. Wax sukuliye ku tumid. 2. Badar si isha looga bixiyo aayar tumid. 3. Digir duban qob ka qaadid. ld sukul².
shukulan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-lnaa, -lnayd)
ld sukulan.
shukulasho [m.dh]
ld sukulasho.
shukulid [m.f.dh]
ld sukulid
shukulnaan [m.dh]
ld sukulnaan.
shukulnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld sukulnaan.
shukulo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-ushay, -ulatay)
ld sukulo.
shukuxi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Digir tartiib u sukulid.