surid
(m.f.dh)eeg sur³.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh surid ↴
gersurid [m.f.dh]
eeg gersur .
shakaal [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-aalay, -aashay)
1. (f.g) Faras, geel, iyo baqal laba lugood oo isku dhan ah xarig uga xirid. 2. (f.mg) Xarig qoorta surid si gacan dhaawac ah loogu celiyo.
sur [m.l] (-rar, m.l)
Luqun; qoor.
sur [m.dh]
Malabka dhurduhu sameeyo.
sur [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Wax siddo leh meel ka soo laalaadin. 2. Isa s.: laba shay siddooyinkooda is dhexgelin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg