surow
(m.l)Nooc cayaaraha ka mid ah oo jiib iyo jaan leh oo dumarku cayaaraan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh surow ↴
sur [m.l] (-rar, m.l)
Luqun; qoor.
sur [m.dh]
Malabka dhurduhu sameeyo.
sur [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Wax siddo leh meel ka soo laalaadin. 2. Isa s.: laba shay siddooyinkooda is dhexgelin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg