suubban
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Wax wanaagsan ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh suubban ↴
cafiif [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
C. ah: suubban; san; aamin ah; lillaahi ah; toosan.
shariif [m.l] (-fyo, m.dh)
1. Qof ka soo jeeda faracii Faadumo Rasuul. 2. Qof suubban oo asluub wanaagsan.
suubbanaan [m.f.dh]
eeg suubban. ld suubba-naansho.
suubbanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld suubbanaan.
suubbane [m.l]
Magacyada Soomaalidu Nabi Maxamed (N.K.H.A.) u taqaan mid kamid ah.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg