suufi
(m.l) (-iyo, m.dh)

1. Qof aan aqoon u lahayn diinta aadna u jecel. 2. Qof fudfudud oo waxyaabaha uu samaynayo aan ka fiirsan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh suufi

saalimow [m.l]
Hangool yar oo gadaal farraarro dhawr ah ku leh oo madow, loona subko oo suufiyada qaarkood qaataan.

suufinnimo [m.dh]
Suufi ahaansho.

suufiyoobid [m.f.dh]
eeg suufiyow.

suufiyow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Suufi noqosho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg