suuji
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Cid ceejin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh suuji

saqiirsuuji [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Ilmo yar nafaqadii iyo xannaanadii uu ku kori lahaa seejin.

saqiirsuujin [m.f.dh]
eeg saqiirsuuji. ld saqiirsuujis (2).

saqiirsuujis [m.l]
1. S. ah: Qof dumar ah oo ilmo yar si xun u xannaanaysa. 2. ld siqiirsuujin.

suujin [m.f.dh]
eeg suuji. ld suujis.

suujis [m.l]
ld suujin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg