suuldaar
(m.l)1. Xiridda hal godlan weyday suulka laga xiro si ay u godlato. 2. eeg qonof. 3. ld suuldaarid.
suuldaar
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)1. Cid jillaafayn. 2. Hal godlan weydey suulka ka xirid si ay u godlato.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh suuldaar ↴
suuldaaran [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-rmay, -rantay; -rmi)
Hal suuldaar lagu sameeyey ahaansho.
suuldaarid [m.f.dh]
eeg suuldaar².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg