suusuc
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)Caano dhay ka tegey fadhina aan weli gaarin. ld suusac¹.
suusuc
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-cay, -cday)Caano suusuc noqosho. ld suusac².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh suusuc ↴
suusac [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
ld suusuc¹.
suusac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
ld suusuc².
suusaci [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld suusuci.
suusacid [m.dh]
ld suusucid.
suusacin [m.dh]
ld suusucin.
suusacsanaan [m.dh]
ld suusucsanaan.
suusacsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld suusucsanaan.
suusacsasho [m.dh]
ld suusucsasho.
suusacso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
ld suusucso.
suus [m.l]
1. (-sas, -m.l) Weel qiyaasi ku taal oo badarka iyo wixii la mid ah lagu beego, lagu cabbiro. 2. Bahal yar oo badarka gala oo cuna.
suus [m.l]
(daaw.) Bololid iyo jajabid ilko ama lafo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg