suxuur
(m.dh)Bisha soonqaad cuntada dadka soomaa cunaan marka waagu soo dhow-yahay; hiraab.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh suxuur ↴
suxuurad [m.l]
ld suxuurasho.
suxuurasho [m.f.dh]
eeg suxuuro. ld suxuu-rad.
suxuuri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid suxuur siin.
suxuurin [m.f.dh]
eeg suxuuri.
suxuuro [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-rtay, -ratay)
Suxuur cunid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg