taakiso
(m.dh)Jaad diir diirta ka mid ah oo la moodo markay soconayso inay wax taakinayso.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh taakiso ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh taakiso ↴