taako
(m.dh) (-ooyin, m.l)1. Cabbiraadda suulka gacanta iyo fardhexaadda oo fidsan u dhexeysa. 2. Wax, wax kale lagu hakiyo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh taako ↴
taakee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-keeyay, -keysay)
1. Wax taako ku cabbirid. 2. Wax taako u dhigid. ld taaki.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg