taakulee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-leeyay, -leysay)ld taakul.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh taakulee ↴
taakul [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ulay, -ushay)
Cid kaalmo siin. ld taakulee.
baritaar [m.l]
Xoogga lagu taakuleeyo, qof meel sare oo aan sallaan lahayn fuulaya.
baritaar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Qof si uu u fuulo meel sare aan sallaan lahayn xoog taakuleeya siin.
mindhismo [Magac Dheddig | Noun Feminine]
1. U hawlgalka guur cusub samayntiis. 2. Muddada arooska lagu jiro. 3. Nin la deggan reerka uu wax ka qabo. 4. Qalabka ama hantida lagu taakuleeyo laba qof oo aroos gelaya.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg