taaloogan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-gnaa, -gnayd)Wax taaloog leh ahaansho (qof).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh taaloogan ↴
taaloognaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg taaloogan. ld taa-loognaansho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg