talal
(m.l)Taah.
talal
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-alay, -ashay)Nafley taahid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh talal ↴
reen [m.l]
1. Cod ay samayso hal dhashay marka ay ilmaheeda nuujin la rabto; dunuunuc. 2. Cod ka soo baxa qof sad u buka; jibaad; taah; talal. 3. Dhawaaq weyn oo libaaxu sameeyo. ld riin¹.
talalid [m.f.dh]
eeg talal².
tal [m.l]
1. Dun xariir ah oo maryaha lagu qurxiyo. 2. T. ah: qof aad u marqaansan ama u sarqaansan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg