tamashle
(m.l)

Lugabbaxsi; manjabbaxsi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tamashle

dalxiis [m.l]
1. Tegidda meel la tago iyadoo looga danleeyahay raaxeysi iyo daawasho. 2. D. ah: qof meel tamashle iyo raaxeysi u jooga.

dalxiis [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-say, -stay)
Meel tamashle iyo raaxeysi ku tegid.

dalxiise [m.l] (-sayaal, m.l/dh)
Qof meel tamashle iyo raaxeysi ku jooga.

mushaax [m.l]
1. Socod aayar ah oo xarrago ku jirto; tamashle. 2. ld mushaaxid.

tamashlee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -leysay)
1. Socod raaxaysi leh meel aan fogayn ku tegid. 2. Safar dalxiis ah meel dheer ku tegid.

tamashleyn [m.f.dh]
eeg tamashlee. ld tama-shleys.

tamashleys [m.l]
ld tamashleyn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg