tamiin
(m.l)Mar; kol. ld tamin.
tamiin
(m.dh)Tiro isdhaaf ah oo loo istic-maalo faalka.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tamiin ↴
tabiino [m.dh]
Wax tar hiil iyo hooba leh. ld tamiino, tammiin, tammiino.
faytamiin [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective] (-no, m.dh)
(baay.) Mid ka mid ah iskudhisyada oorgaanikada ah ee noolayaashu uga haahanyihiin xaddi yar si ay cafimaadkooda u sugaan. ld fitamiin
fitamiin [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective] (-no, m.dh)
Qayb ka mid ah nafaqooyinka cuntada laga helo oo jirka ka shaqaysiisa. ld faytamiin.
tamiino [m.dh]
ld tabiino.
tamin [m.l]
ld tamiin¹.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg