tannaagood
(Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine)eeg tannaagoo. ld tayaago, tayaagood, tayaaqood.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tannaagood ↴
tannaago [m.dh]
Hadal lagu dheeraysto si cid meel fog joogta loo maqalsiiyo; tayaago. ld tannaagood.
tayaago [m.dh]
ld tannaagood.
tayaagood [m.l]
ld tannaagood.
tayaaqood [m.l]
ld tannaagood.
tannaago [m.dh]
Hadal lagu dheeraysto si cid meel fog joogta loo maqalsiiyo; tayaago. ld tannaagood.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg