taqraar
(m.l) (-rro, m.dh)ld tiqraar¹.
taqraar
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)ld tiqraar².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh taqraar ↴
taqraaran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
ld tiqraa-ran.
taqraarid [m.dh]
ld tiqraarid.
taqraarnaan [m.dh]
ld tiqraarnaan.
taqraarnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld tiqraarnaan.
tiqraar [m.l] (-rro, m.dh)
Shay adag oo la kala dhexgeliyo laba wax si ayan isu qabsan. ld taqraar¹.
tiqraar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, rtay)
Shay adag laba wax kala dhex gelin si ayan isu qabsan. ld taqraar².
tiqraaran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Wax la tiqraaray ahaansho. ld taqraarqan.
tiqraarid [m.f.dh]
eeg tiqraar². ld taqraarid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg