taqtaq
(m.l)1. ld taqtaqid. Badbadidda ay soortu badbaddo marka la karinaayo. 2. T. ah: soor jilicsan oo aan weli bislaan.
taqtaq
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-qay, -qday)Soor karaysa badbadid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh taqtaq ↴
taqtaqid [m.f.dh]
eeg taqtaq². ld taqtaq¹ (1).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg