taqtaqid
(m.f.dh)

eeg taqtaq². ld taqtaq¹ (1).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh taqtaqid

taqtaq [m.l]
1. ld taqtaqid. Badbadidda ay soortu badbaddo marka la karinaayo. 2. T. ah: soor jilicsan oo aan weli bislaan.

taqtaq [m.l]
1. ld taqtaqid. Badbadidda ay soortu badbaddo marka la karinaayo. 2. T. ah: soor jilicsan oo aan weli bislaan.

taqtaq [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-qay, -qday)
Soor karaysa badbadid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg