taraarax
(m.l)ld taraaraxid.
taraarax
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-xay, -xday)1. Sidbasho. 2. Wax xadkoodii dhaafid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh taraarax ↴
taraaraxid [m.f.dh]
eeg taraarax². ld taraa-rax¹.
taraar [m.l] (-ryo, m.dh)
1. Bowd si aad ah ood loogu adkeeyay. 2. Jibaax; jiiris. 3. ld taraarid.
taraar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Wax si xoog ah meel u jiirid; u jibaaxid, u dardarid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg