taraarsii
(Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2) (-iiyay, -iisay)

Meel ciriiri ah wax xoog ku marsiin; jiirsiin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh taraarsii

taraarsiin [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg taraarsii.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg