taranso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

Wax faa'iideysasho ama badsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh taranso

taransasho [m.f.dh]
eeg taranso. ld taransad.

taran [m.l]
ld tarmid.

taran [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-rmay, -rantay; -rmi)
1. Miro dalag la kariyey badasho. 2. Nafley is dhashay tiradeeda badasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg